Farmaajo oo ka degay Bahir-dar city & Sawirro hadal heyn badan dhaliyey oo laga qaaday (Sawirro)

Madaxweynaha Federaalka Somaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Bahir-dar oo ka tirsan gobolka Gondar ee dalka Itoobiya. Farmaajo ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyey Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki. Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa soo xirtay dhar caddaan iyo casaan isugu jira oo ay xirtaan … Continue reading Farmaajo oo ka degay Bahir-dar city & Sawirro hadal heyn badan dhaliyey oo laga qaaday (Sawirro)